Itoobiya: Doorashadii deegaanka Soomaalida oo mar kale dib loo dhigay

Abiy Ahmed, Cagjar iyo Axmed Shide

Doorashadii dowlad-deegaanka Soomaalida ayaa markii saddexaad dib loo dhigay, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya.

Wariyaha VOA-da Maxamed Ugaas Gaataa ayaa warbixinta Jijgjiga ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashadii deegaanka Soomaalida oo mar kale dib loo dhigay