Faahfaahin ku saabsan weerarkii magaalada Darusalam

Nin hubeysan ayaa dilay sdadex askari oo boolis ah iyo qof u shaqeynayay shirkad gaar loo leeyahay oo dhinaca ammaanka ah maalintii shalay kadib weerar u uku qaaday aagga diblomaasiyiinta ay ku badan yihiin ee magaalada ugu weyn dalka Tanzania ee Darusalam.

Ciidamada ammaanka ayaa kadib ninkaas ku toogtay albaabka laga galo safaaradda Faransiiska uu ku leeyahay magaalada.

Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters ka qortay arrintan waxaa soo koobaya Ibrahim Xassan Daandurey.

Your browser doesn’t support HTML5

Faahfaahin ku saabsan weerarkii magaalada Darusalam