Wararkii ugu dambeeyey doorashada Aqalka Sare ee ka dhaceysa HirShabeelle

Xarunta Aqalka Sare

Magaalada Jowhar waxaa ka socota diyaargarowgii u danbeeyey ee doorashada xubnaha HirShabeelle uga mid noqon doona Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Musharrixiin isugu jira senator hore iyo waliba kuwa cusub ayaa gaaray magaalada Jowhar si ay doorashada uga qeybgalaan. Weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa ku sugan Jowhar oo warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey doorashada Aqalka Sare ee ka dhaceysa HirShabeelle