Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleystay tartan caalami ah

Cabdisalaan Cali Cabdi oo ah ordyahan dhalinyaro ah oo ku nool dalka Switzerland ayaa shalay ku guulaystay orodka 5000 oo mitir ee dhalinyarada 20-jirka ka yar, isaga oo ku ordaya magaca Soomaaliya.

Wariyaha VOA ee Washington Xuseen Barre ayaa khadka tilifoonka ku waraystay Cabdisalaan Cali Cabdi.

Your browser doesn’t support HTML5

Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleystay tartan caalami ah oo ka dhacay Switzerland