Soomaalida Canada oo ka walaacsan dilalka dhallinyarada oo kordhay
TORONTO
TORONTO —
Waalidiinta Soomaaliyeed ee Canada ayaa ka walaacsan dilalka dhallinyarada oo sii kordhaya, xilli ay wadaan dadaallo kala duwan oo arrintaas lagu joojinaayo.
Soomaalida qaar ayaa rumeysan in COVID-19 uu saameyn ku yeeshay dadaalladii lagu taageerayay dhallinyarada si looga baajiyo falalka aan wanaagsaneyn.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaalida Canada oo ka walaacsan dilalka dhallinyarada oo kordhay