Saameynta uu yeelan karo afgambiga ka dhacay Guinea

Cutub ka tirsan Ciidmada Qalabka sida ee dalka Guinea ayaa qabsaday awoodda dalkaasi Axaddii lasoo dhaafay, iyagoo ka dhawaaqay inay xukunka ka tureen madaxweyne Alpha Conde.

Ciidamada ayaa ka carooday musuq-maasuq baahsan iyo saboolnimo ku baahday dalkaasi ku yaala Galbeedka Afrika. Annika Hammerschlag ayaa la hadashay khubaro ka faaloota siyaasadda dalkaas, iyadoo wax ka weydiisay saameynta uu afgambigaasi militari ku yeelan karo dalkaasi.

Warxbixintan ay nooga soo dirtay magaalada Conakry ee xarunta dalkaas, waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta uu yeelan karo afgambiga ka dhacay Guinea