MUQDISHO —
Maanta oo kale waxaa dunida looga dabbaaldegaa maalinta akhriska iyo qoraalka, waxaana dalka Soomaaliya oo kasoo baxaya colaadihii sokeeye wasaaradda waxbarashada oo maamulada dalka iyo USAID ay hir-gelisay dhowaan mashruuc loogu magac daray bar ama baro.
Mashruucan ayaa loogu tala-galay in wax lagu baro ubadka ka daahay waxbarashada aas-aasiga.
Qaar kamid ah carruurtaas ayaa hadda dhigta dugsiyo qaarkood ku yaalla caasimadda iyo gobollo kale ee dalka, sida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5
Bar ama baro: Warbixin ku saabsan maalinta akhriska adduunka