Wararkii ugu dambeeyay ee loolanka Farmaajo iyo Rooble

Raisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xussein Rooble ayaa xilka ka qaaday wasiirka Amniga Xassan Xundubeey Jimcaale, wuxuuna xilkaas u magacaabay Cabdullahi Maxamed Nuur, oo ah siyaasi ka mid ah xubnaha mucaaradka, kana tirsan xildhibaanadda Baarlamanka Federalka.

Wasiirka amniga Xassan Xundubeey ayaa ka biyo diidey xilka qaadista Ra'isul Wasaaraha. Haddaba, xaaladda siyaasadeed ee dalka yey tahay inay xal ka gaaraan?

Warbixintan waxaa ka diyaarisay, Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtay qaar ka mid ah xildhibaanadda Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee loolanka awoodeed ee u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble