Bishii September 11-keedii sanadkii 2001-dii, muddo haatan 20 sano ay ku buuxameyso maalinta Sabtida ah ee soo socota, waxay aheyd maalin wax weyn ka bedeshay dunida Islaamka iyo siyaasadihii reer galbeedka.
Waxay aheyd maalin kooxo is-miidaamiyey oo afduubtay diyaarado rakaab oo Mareykanka laga lahaa ay weerar ku qaadeen dhismayaal iyo xarumo ku yaalla New York, Washington iyo Pennyslvania.
Hadaba Barnaamijka Bandhigga VOA, ee maanta waxa uu qeyb ka yahay dhowr barnaamij oo ay VOA-du uga hadli doonto 20 guurada weeraradii September 11, oo bixi doona ilaa iyo Sabtiga. Wariyaha VOA-da Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5