Wicitaanka Dhageystaha: Khilaafka Farmaajo iyo Rooble

Farmaajo Rooble

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka dhex oogan madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble, waxa uu salka ku hayo iyo waxa uu dastuurku ka leeyahay arrimaha la isku hayo. Waxaa marti ku ah garyaqaan Daahir Maxamed (Daahir Carab), oo ku sugan Muqdisho. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Khilaafka Farmaajo iyo Rooble