GAALKACYO —
Mas’uuliyiinta caafimaadka ee ka hawlgala isbitaallada magaalada Gaalakacyo ayaa faah-faahin ka bixin halka uu marayo hirka saddexaad ee cudurka COVID-19.
Agaasimaha isbitaalka Waqooyiga Gaalkacyo Dr. Maxamed Aadan Xuseen ayaa weriyahaya Cabdiwaaxid Mcaalin Isxaaq uga warramay xaaladda COVID-19 ee magaalada.
Your browser doesn’t support HTML5