Warbixin: Sideed sano kadib weerarkii aragagixiso ee suuqa Westgate

Sideed sano ayaa ka soo wareegatay markii 21-kii September 2013, ay weerar hubaysan kooxo argagixiso ah ku qaadeen suuqii weyn ee West-Gate Mall ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

In badna 60 qof ayaa weerarkaas ku dhintay, waxaana shalay ay ku beegnayd sanad guuradii weerarkaasi.

Wariyaha VOA Intisaar Saalax ayaa warbixintan Nairobi inooga soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Xuska sideedaad-guurada weerararkii argagixiso ee Suuqa Westgate