Ururada siyaasadda Puntland oo walaac ka muujiyay doorashada degmooyinka

Waxaa degmooyin Puntland qaarkood ka bilowday bixinta kaararka codeynta ee doorashada tijaabada ah oo ka dhici doonta saddexda degmo ee Eyl, Qardho iyo Ufeyn, waxaase durba soo baxaya walaac ay ururada tartanka ka qayb galaya qaarkood ka muujiyeen hanaanka loo qaybiyiyey kaararka codbixinta.

Waxaana arrintaas shir jaraa'i'd kaga hadlay guddiga doorashada iyo urur siyaasadeedyada Puntland oo ku sugan magaalada Qardho.

Warbixintan waxaa magaaladda Boosaaso inooga soo dirtay Faadumo Yasin Jamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Ururada siyaasadda Puntland oo walaac ka muujiyay doorashada degmooyinka