Madaxweyne Geelle oo warbixin ka siiyay Qaramada Midoobay xaaladaha Soomaaliya iyo Itoobiya

Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa xalay khudbad horay loo duubay ka jeediyay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka socda magaalada New York, wuxuuna uga hadlay xaaladda Soomaaliya, dagaalka Itoobiya iyo sidii la iskugu soo dhaweyn lahaa Jabuuti iyo Eritrea.

Wariyaha VOA ee dalka Jabuuti Ramadan Muuse ayaa warbixinta Jabuuti ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Geelle oo warbixin ka siiyay Qarmada Midoobay xaaladaha Soomaaliya iyo Itoobiya