Barn. Martida Makrafoonka: Gudd. Ganacsatada Soomaaliyeed ee Turkey

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Cabdiladiif Xassan Badawi oo ah Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee dalka Turkiga.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka