ILEYSKA VOA: Dhibaatada uu maandooriyaha ku hayo dhallinyarada Soomaaliyeed

VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada uu maandooriyaha ku hayo dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan maandooriyaha loo yaqaan Taabuu, oo ay aad u adeegsadaan ardyada Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Dhibaatada uu maandooriyaha ku hayo dhallinyarada Soomaaliyeed