LAASCAANOOD —
Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya inay weli socoto dad ay mas’uuliyiinta amniga Somaliland kasoo qabanayaan xaafadaha magaalada kuwaasi oo la iskugu geeyey garoon ku yaalla magaalada.
Maalintii shalay ayaa dhowr boqol oo qof lagu guray baabuur iyaga oo loo masaafuriyey dhinaca koonfuta Soomaaliya.
Wararkii u dambeeyey waxaa inoo soo diray Cabdikariim Olol.
Your browser doesn’t support HTML5