Wicitaanka Dhageystaha: Maxay DF ka baran kartaa dhicitaanka dowladdii Afghanistan?

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; Maxay dowladda Soomaaliya ka baran kartaa dhicitaanka dowladdii Afghanistan ee ay xukunka kala wareegeen Taalibaan. Waxaa marti ku ah la-taliyihii hore ee amniga qaranka Soomaaliya Xuseen Macallin, haddana madax ka ah machadka daraasaadka amniga ee Hiraal.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Maxay DF ka baran kartaa dhicitaanka dowladdii Afghanistan?