Amiira Cabdillaahi oo ka baxsatay Burco kadib xukun loogu riday Youtube dartiis

Amiira Cabdillaahi oo ah gabadh isticmaasha baraha bulshada ayaa maxkamadda gobolka Togdheer waxay ku riday xukun laba sano ah iyadoo lagu eedeyey aflagaado madaxda sare ah, waxaanay u baxsatay magaalada Garoowe, sida ay u sheegtay VOA-da.

Dhanka kale maamulka gobolka Togdheer ayaa sheegay in Amiira ay ka baaqsatay inay timaado maxkamadda, si ay isaga difaacdo eedaha loo haysto.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Amiira Cabdillaahi oo ka baxsatay Burco kadib xukun loogu riday Youtube dartiis