Blinken iyo Macron oo kulmay xilli uu jiro khilaaf weyn oo u dhexeeya labada dal

US France Blinken

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo Xoghayaha Arrimaha Dibbada Mareykanka Antony Blinken ayaa wadahadallo ku yeeshay magaalada Paris, waana kulankii ugu horeeyay ee labada dal tan iyo markii Australia hishiiskii iibka maraakiibta badda quusta ee gujiska kaga baxday Paris.

Australia ayaa heshiiska ay uga baxday lagashay Mareykanka iyo Ingiriiska.

Warbixin ku saabsan kulankan ay yeesheen mas’uuliyiintani iyo dedaalka Washington waxa magaalada London inooga soo diray Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Blinken iyo Macron oo kulmay xilli uu jiro khilaafka u dhexeeya Mareykanka iyo Faransiiska