Ileyska VOA: Maxay shuruucda caalamiga ka qabtaa dadkii laga tarxiilay Laascaanood?

VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay shuruucda caalamiga ah ka qabto dadka la tarxiilo, gaar ahaan kuwii dhowaan laga masaafuriyey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Waxa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Maxay shuruucda caalamiga ka qabtaa dadkii laga tarxiilay Laascaanood?