Golaha Wakiilada Somaliland oo ka jawaabay eedo loo jeediyey

Garyaqaan Mubaarak Cabdi

Sida aad ku dhegaysateen Idaacaddayadii Isniintii shalay, golaha wakiilada Somaliland ayaa loo soo jeediyay eedaymo sharci oo la xidhidha shaqooyin ka baxsan awoodaha golaha iyo inay baal mareen qodobo dastuuri ah.

Sida aanu warbixintaa ku sheegnayna, waxaan xiligaasi noo suurto galin inaanu helno shir-gudoonka golaha iyo la-taliyeyaasha sharciga.

Hadana waxa ay maanta noo suurto gashay inaanu khadka Teleeefonka ku helno Garyaqaan Mubaarak Cabdi oo ah la-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiilada. Sahra Ciidle Nuur, ayuu uga waramay hawlihii goluhu qabtay mudadii koobnayd ee ay xilka hayeen iyo jawaabta qodobada lagu eedeeyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wakiilada Somaliland oo ka jawaabay eedo loo jeediyey