Bandhigga VOA: Saameynta la-qabatinka isticmaalka baraha bulshada

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay la-qabatinka isticmaalka baraha bulshada iyo saamaynta ay arrintaasi ku leedahay bulshada.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey, soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Saameynta la-qabatinka isticmaalka baraha bulshada