Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadka laga barakiciyay magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda ay haatan gaareen 7,250 qof.
Dhinaca kalena, maamulka degmada Laascaanood ayaa soo saaray amarro cusub oo dhinaca amniga ah.
Duqa degmada Laascaanood Cabdirixiin Cali Ismaaciil ayaa wariyaha VOA ee Laascaanood Cabdikariim Olol uga warramay tallabaooyinka cusub.
Your browser doesn’t support HTML5