Wararkii ugu dambeeyey xiisadda siyaasadeed ee Sudan

Ra’iisal wasaaraha dalka Sudan Abdalla Hamdok ayaa ku baaqay shir deg deg ah xilli ay wali dalkaasi ka socdaan dibadbaxyo lagu diiddan yahay xukuumadda.

Dibadbaxyada dalka kasoo socda ayaa qaarkood waxaa wada shacab dalbanaya in xukuumadda rayidka meesha laga saaro, oo militariga uu si rasmi ah ula wareego awoodda dalka.

Warbixintan waxaa Qaahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda siyaasadeed ee Sudan