KISMAAYO —
Maamulka Dowladda Hoose ee magaalada Kismaayo ayaa daahfuray Qorshe lagu dhisayo inka badan 10 waddo oo laami ah kuwaasi oo laga hergalinayo magaalada.
Laamiga ayaa la saarayaa waddooyin ay mariddeeda dhibaato ku qabaan gaadiidka magaalada Kismaayo, waxaana sii kordhaya cabashada bulshada ee ku aadan waddo xumada ka jirta Kismaayo. Warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5