UK oo ku qasabtay shaqaalaha caafimaadka inay qaataan tallaalka COVID-19

Sajid Javid

Dawladda Britain ayaa amar ku bixisay in shaqaalaha caafimaadka ay ku qasban yihiin qaadashada labada talaal ee ka hortagga xanuunka COVID-19 laga bilaabo bisha April ee sanadka 2022-ka, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka Sajid Javid.

Hadabada Wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa amarkan cusub ka waraystay Dr. Cabdulaahi Cali oo ku magac dheer ' Fiidoow' oo kamid ah hormuudka waaxda caafimaadka Britain ee loo yaqaano NHS.

Dr. Fiidow ayaa marka hore ka hadlaya cabsida laga qabo in bilahan uu xanuunku sare u kaco.

Your browser doesn’t support HTML5

UK oo ku qasabtay shaqaalaha caafimaadka inay qaataan tallaalka COVID-19