Shir ku Saabsan Arrimaha Libya oo ka Socda Paris

Dalka France ayaa martigelinaya shir caalami ah oo looga hadlayo arrinta dalka Libya, ka hor doorashada bisha soo socota ka qabsoomeysa dalkaasi dhaca waqooyiga Africa.

Madax ka socota gobolka iyo caalamka ayuu shirkaasi Jimcihii uga furmay magaalada Paris.

Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ku saabsan arrimaha Libya