Duqa magaalada Toronto oo la kulmay Soomaalida

John Tory

Duqa magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa la kulmay qaar kamid ah bulshada iyo ganacsatada Soomaalida isagoo kala hadlay wax ka qabashada dhibaatooyinka heysta oo ay kamid yihiin dilalka dhallinyarada.

Toronto waxaa degan kumanaan Soomaali ah, hase yeeshee Jaaliyadda ayaa sanadihii dhowaa la kulantay dhibaato ay ugu weyn tahay dilka wiilal badan oo Soomaali ahaa.

Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Duqa magaalada Toronto oo la kulmay Soomaalida