Weriye Cabdicasiis Afrika oo lagu aasay Muqdisho

Aaska Afrika

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasey Allah ha u naxariistee wariye Cabdicasiis Maxamuud Guuleed ‘Cabdicasiis Afrika” oo ahaa Agaasimihii Radio Muqdisho oo xaley lagu diley qarax ismiidaamin ah.

Marxuum Cabdicasiis Afrika ayaa lagu aasey qabuuraha Cisbitaalka ciidanka xooga dalka ee Muqdisho.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Weriye Cabdicasiis Afrika oo lagu aasay Muqdisho