KHARTOUM —
Inta badan shacabka iyo siyaasiyiinta Sudan ayaa soo dhaweeyay, dibu soo celinta Ra’isulwasaare Cabdalla Xamduuk oo ay bishi hore millatarigu xoog uga tuureen talada.
Xamduuk ayaa lagu soo celiyey heshiis dhex-maray xisbiyada siyaasadda iyo militariga haya talada dalkaas ku dhowaad bil kadib markii xilka laga tuuray dowladdii Xamduuk.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Qahira kasoo diray, Xuseen Zaxnuni.
Your browser doesn’t support HTML5