DJIBOUTI —
Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle ayaa maaanta xarigga ka jaray hawlgalka iyo bad-marka 2 markab oo ah nooca dagaalka oo cusub oo loogu tala galley in lagu xoojiyo ilaalada iyo ammaanka xeebbaha dalka Djibouti, iyagoo ay ku hawl galayaan ciidamada xoogga badda ee dalka Djibouti.
Ramadaan Muuse ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5