MUQDISHO —
Ehellada kalluumeysato Soomaaliyeed oo xeebaha Muqdisho ka baxay muddo ka badan shan bil ka hor, islamarkaana la sheegey inay xeebaha Siri Lanka ku gaareen si habow ah, ayaa dalbanaya in si deg deg ah loo sii daayo.
Xasan Kaafi Qoyste oo la hadlay kalluumeusatadaasi iyo ehelladaba ayaa warbixin arrintan la xiriirta Muqdisho ka soo direy.
Your browser doesn’t support HTML5