Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka bilaabatay doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda maamulka Koonfur-Galbeed. Guddoomiyihii baarlamaankii 10-aad, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa ka mid noqday saddex xildhibaan oo maanta lagu doortay Baydhaba.
Wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhaba ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5