Uganda oo beenisay war sheegayay in Shiinuhu kala wareegayo garoonka diyaaradaha ee Entebbe

Saraakiisha dalka Uganda ayaa beeniyay warar sheegayay in Shiinahu uu la wareegayo garoonka caalamiga ah ee diyaarahada oo ah isha ugu weyn ee dhaqaalaha ee ay dowladda, hadii ay ku guul dareysato fulinta heshiiska deynt uu Shiinuhu siiyay Uganda.

Safiirka Shiinaha ee Uganda ayaa sidoo kale hadalladaas beeniyay.

Halima Athumani ayaa warbixintan ka soo dirtay Kampala, Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Uganda oo beenisay war sheegayay in Shiinuhu kala wareegayo garoonka diyaaradaha ee Entebbe