Sudan: Itoobiya uma oggolaaneyno taako ka mid ah dhulkeenna

Gen. Abdel-Fattah Burhan

Dowladda Sudan ayaa sheegtay in aysan Itoobiya u ogolaan doonin taako ka mid ah dhulkeeda, waxaana hadalkan uu yimid kaddib marki ay Itoobiya beenisay eedeyn uga timid Khartoum oo aheyd in ciidamo isugu jiro militariga Itoobiya iyo malleeshiyaad hubeysani ay weerareen xadka Sudan.

Sudan iyo Itoobiya ayaa ku muransan dhulka ku yaalla xadka oo lagu magacaabo Al-Fashaqa. Warbixintaan waxaa Cairo kasoo diray, Xuseen Cusman Saxnuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Edit Article - Sudan: Itoobiya uma oggolaaneyno taako ka mid ah dhulkeenna