BOOSAASO —
Gudiga Amniga ee maamulka gobolka Bari ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Boosaaso waxay kaga hadleen amniga magaalada ganacsiga Puntland oo maalmahaan ay xaaladi ka taagneyd.
Cabdisamad Abwaan oo ah Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ay dhinac fadhiyeen saraakiisha ciidamada amniga ayaa sheegay in Boosaso laga sameyn doono hawlgalo la xiriir amniga si looga hortgo dad uu sheegay in ay khalkhal amni ay wadaan.Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan Boosaaso kasoo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5