Muqdisho: Askar ku eedeysan dilka Sakariye iyo Sowdo oo la xiray

Muqdisho

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo qabteen ciidaankii dilay laba dhalinyaro ah oo walaalo ahaa oo habeenkii Khamiista lagu dilay Muqdisho. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Booliiska oo qabtay askartii dishay Sakariye iyo Sowdo