ISTANBUL —
Magaalada Istanbul waxay martigelineysaa shirweynaha Africa oo soconaya muddo laba cishe ah, waxaana tani ay qeyb ka tahay dadaalladii ugu danbeeyey ee uu Turkigu ku ballaarinaayo saameyntiisa siyaasadeed iyo dhaqaale ee Africa.
Warbixintan waxaa Istanbul ka soo direy wariyaheena Dorian Jones. Falastin Ahmed Iman ayaa noo soo jeedineysa
Your browser doesn’t support HTML5