Madaxweynaha Maraykana Joe Biden ayaa booqday gobolka Kentucky oo ay toddobaad kahor ku dhufteen dabaylo xooggan oo keenya dhimashada dad ku dhow 90 qof, iyo burbru baaxad leh.
Warbixintan ay VOA ka qortay booqashadaas waxa ainoo soo koobaya Jamaal Axmed Cusmaan.
Your browser doesn’t support HTML5