Abaaro laga soo sheegay Somaliland

Hargeisa, in Somaliland

Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Guuritda Somaliland ayaa ka hadlay xaalad abaareed oo ka jirta Gobolada Somaliland. Xildhibaanadaan ayaa xukuumadda ku boorriyay in loo gurmado dadka ay abaartu saameysay.

Wariyaha VOA-da Khadar Cakulle ayaa la kulmay oo arrintani ka wareystay, xildhibaannada kala ah Cawil Cisman, Abdixakiin Cumar Budeeye, iyo Siciid Maxed. Waxaa hadalka ku hormari xildhibaan Cawil Cisman.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso wareysiga xildhibaannada