Muxuu Ismaaciil Cumar Gelle ku yiri khudbaddii uu maanta u jeediyay shacabka Jabuuti?

Ismael Omar Guelleh

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta la hadlay shacabk Djibouti, isago tilmaamey in sanadka cusub u rajeynayo in laga gudbo dhibaatooyinka caabuqa covid-19 iyo in xaaladda geeska Africa ay ku talaabsato nabadgalyo.

Wariyaha VOA-da ee Jabuuti Ramadan Muse ayaa warbixitan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu Ismaaciil Cumar Gelle ku yiri khudbaddii uu maanta u jeediyay shacabka Jabuuti?