MELBOURNE —
Soomaali badan ayaa sanad kasta arrima caafimaad u taga dalka India, iyadoo qaar badan ay u aadan halkaasi ilmo beeris iyo xanuuno kale oo uu Kansarku kamid yahay.
Warbixintan waxaa inooga diyaariyay wariyaha VOA ee qaarada Australia & Koonfurta Asia ibrahim Cumar Baafo.
Your browser doesn’t support HTML5
Umalkhair Cabdiweli Jamac