Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha ee ka dhashay dagaalkii Boosaaso

Boosaaso

Xafiiska Difaacaha Xuquuqul insaanka Puntland ayaa ka digay in la iska indha tiro mag-dhowga dadkii ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalladii dhowaan ka dhacay magaalada Bosaso.

Xafiiska ayaa soo saaray warbixin tilmaamaysa xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo ka dhacay magaalada Bosaso intii uu socday dagaalka.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inooga soo diray Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Tacaddiyada xuquuqada aadanaha