Warbixin ku saabsan xaaladda abaaraha gobolka Saaxil ee Somaliland

Waxaa gobollada Somaliland ku soo kordhaysa xaaladda abaarta, iyada oo gobolka Saaxil haatan ay saameysay dhibaatada abbaartu sida uu VOA u sheegay gudoomyiha gobolkaasi Axmed Maxamed Xaashi.

Warkan waxaa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan xaaladda abaaraha gobolka Saaxil ee Somaliland