Warbixin ku saabsan xaaladda abaaraha ka jira deegaanka Soomaalida Itoobiya

Qoysas badan oo xoolo dhaqato ah oo kasoo hayaamay abaaraha ka jira qeybo ka mid ah Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gaaray gobollada Faafan iyo Siti. Qoysaskaan ayaa sheegay in ay soo dhaweyn diirran ka haleen dadka deegaanka, balse aysan wali wax kaalmo ah ka helin xukuumadda Jigjiga.

Warbixintaan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan xaaladda abaaraha ka jira deegaanka Soomaalida Itoobiya