WASHINGTON —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobadakan wuxuu ku saabsanyahay; sida ay haweenka Soomaaliyee u arkaan khilaafka soo noq-noqda ee madaxda dowladda Soomaaliya.
Waxaa marti ku ah wasiirkii hore ee Haweenka Puntland Caasho Geelle Diiriye, waxaana soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5