BOOSAASO —
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada dowladda Puntland C/rashiid Yuusuf Jibriil, madaxweynayaashii hore ee Puntland Senator C/raxmaan Faroole iyo Dr Cabdiweli Gaas, oo Boosaso u tagay xalinta rabshadiihii ka dhacday magaalada ayaa soo saaray Bayaan ay ku caddeeyeen in aan lagala tashan go'aankii Isimada.
Waxay kaloo go'aankii 5ta Isin ku tilmaameen mid aan wax u tarayn xasiloonida iyo wadajirka Puntland.
Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan inoo heysa.
Your browser doesn’t support HTML5