Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa aanu kaga hadlaynaa natiijada shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho iyo suurtogalnimada iyo doorashooyinku xiligooda ku dhacaan.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir M. Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka