Md. Dani oo guddoomiye cusub u magacaabay G. Bari

Madaxweynaha Puntland ayaa habeenimadii xalay wareegto ku magaabay guddoomiyaha Gobolka Bari, xili ay magaaladaas ka dhaceen dagaal u dhexeeyey ciidamada Puntland iyo kuwa PSF oo aan weli xal rasmi ah laga gaarin

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warkan Boosaaso kasoo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso magacaabista Puntland